kulan looga hadlay Horumarinta kalluumaysiga Oo Lagu qabaty Hargeysa.

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Maamulka Soomaaliland ayaa furtay kullan lagaga tashaynayo sidii loo horumarin lahaa kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Maamulkaasi

Kulankaan wadatashiga ah ayaa waxaa furey Wasiirka Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Maamulka Soomaaliland waxaan aka qeybgaley , Wakiilo ka socdey Hay’ada Beeraha ee FOA iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Soomaaliland

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here