Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Xarig jarka Xaruunta Ganacsi oo Cuusb ee loogu magic daray Milkiilaha Xarunta Salma Nuura ayaa waxaa ka qeyb-galay, Qaar kamid ah Madaxda Ururada Haweenka, iyo Haweenka Ganacsiga ku leh Magaalada Baydhabo.
Xaruuntan Ganacsi oo Cuusb ee laga hirgeliyay Magaalada Baydhabo, ayaa axaa lagu iibiya waxyabaha Cosmatics-ka ah ee la isku qurxiyo ama la isku Carfiyo, iyadoo Markii hore qaab Online ah ku shaqeeyn jirtay.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday