Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudidda Sama Talis oo ah gudi Bulshada ka wacyigaliya Xumaanta iyo Qabyaalada ayaa kulan ku yeeshey Magaalada Hargeysa Waxaanakulankooda looga hadley sidii gudiga ay u sii wadi lahaayeen Xumaan reebista unaga shaqeyn lahaayeen wanaag farista
Gudoomiyaha Gudidda Sama Talis Xaaji Maxamuud Xaaji Xasan oo ugu horey kulanka ka hadlay ayaa sheegey in gudigaan ay xooga saaraan sidii bulshada Soomaaliland looga wacyigalin lahaa xumaanta.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani