Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Kulan lagu daah-furayay warbixin sanadeedka kormeerka mashaariicda Hay’adda WFP Ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dalka.
Kulanka Ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dalka , Xubno ka socdey Hay’adaha kale ee Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday