Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo xoojineysa dadaallada yareynta khasaaraha ka dhasha dagaalada ayaa Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, Gawaarida Gargaarka degdegga ah iyo daawo loogu tala-galay in lagu taageero Bulshada iyo Ciidamada Dowlada
Dhaqaatiirta ayaa sal-dhig ka dhigan doona isbitaalka Degmada Cadale, halka ay ka howl-gali doonaan, Moqokori, Aadan Yabaaal, Xaaji Cali, Guulane, Masaajidka Cali Gaduud iyo guud ahaan goobaha ay ay dagaaladu ka socdaan si loo badbaadiyo dadka dhibaatada soo gaarta
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady