Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddiga gurmadka abaaraha ee degmada Cadaado iyo Jimciyada Kheyriga ah ee Alfurqaan ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey 160 oo Qoys oo ka mid ah dadka ku jira Xeryaha barakacyaasha Cadaado. iyo dadka danyarta ah, si wax looga qabto baahiyaha ka dhashay abaarta ka jirta deegaannadaas.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi