Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka AUSSOM ee Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya gaar ahaan kuwa qeybta Sedaxaad ayaa Afur wadareed ka turjumaya nabada u sameeyey Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed . Odayaasha Dhaqanka , qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Saaxiibada kale ee howgalka AUSSOM qeyb ka ah ee baydhabo ku sugan
Taliyaha Qaybta 3-aad ee AUSSOM, S/Guuto Besfat Fente ayaa madaxda uga mahadceliyay iskaashiga dhow ee ay la leeyihiin AUSSOM, wuxuuna ku baaqay xoojinta dadaallada inta lagu jiro soonqaad si loo adkeeyo Nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani