Haween ganacsiyo yaryar ku leh Kismaayo Oo Maalgelin Loo sameeyey.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bankiga IBS Qeybtiisa Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Tababar ku saabsan Aqoon-karorsi iyo Sida loo kobcin karo Ganacsiga Guuleystay uga qabtay Haween gaaraya Sodon oo Ganacsiyo yar yar ku leh Gudaha Magaalada Kismaayo.

Tababarkan oo socdey Mudi laba maalmood ah oo loo soo gaba-gabeeyay haweenka ayaa sidookale Bankiga IBS haweenka Ganacsatada yar yar hore Maaligalin ugu sameeyey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here