Dowlada Hoose Baydhabo Oo Qorsheynaysa dhismaha Wadooyin Cusub

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii ay Kulan ku yeesheen Xafiiska Dowlada Hoose Ee Degmada Maamulka Degmada iyo Saraakiisha u qabilsan Arimaha dhulalka ayaa looga hadlay Wadooyinka la dhisey kuwa dhismaha ay ku socdaan iyo kuwa Mustaqbalka la rabo in la dhiso qorshayaashooda halka ay marayaan

Kulanka ayaa inta uu socdey waxaa ka qeyb galay Ingineerada Dowlada Hoose iyagoona halkaasi ku soo Bandhigay Qorshayaasha uga degsan dhismaha Wadooyinka Magaalada Baydhabo kuwa hada socda halka ay marayaan iyadoo ujeedada ugu weyn ay tahay in Magaalada dhamaanteeda laga wada hirgeliyo Wadooyin waaweyn oo Casri ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here