Dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Deeq Raashin ah Loogu qeybiyey Baydhabo

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashinka ah oo ka kooban Bariis Sokor, Bur Salaad iyo Timir ayaa loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool kaamka Aalamiin, si ay uga Afuraan maadaama lagu gudi jaro Bisha Ramadaan

Deeqdan ayaa waxaa soo dhiibtay qof Muxsin ah ee ku nool dalka dibadiisa Deeqdan Raashinka ah oo loo soo wakiishay Xildhibaan katirsan Baarlamanka KGS ayaa u qeybiyay Dadka Baahiyaha Gaarka qaba Ee ku nool Kaamka Alla Aamin ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here