Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo dalbadey in la Caawiyo

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo Weli lagu gudo jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa jira dad badan oo wajahayaan Xaalado adag Maadaama aysan gaarin gargaarkii ay u baahnaayeen balse ay jiraan dad badan oo isugu jira Barakacayaal iyo danyarba la gaarsiiyey gargaar kala duwan

Qoysaskan ku nool Kaamka Garas weyne Ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa hada dareemaya dhibaata badan oo dhanka Nolosha ah waxay sheegeen in ilaa iyo hada aysan helin wax gargaar ah dadka kaamka degana ay u badan yihiin dad da,ah oo aysan shaqeysan karin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here