Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Guriceel ee Galmudug ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay tartan Qur’aanka kariimka ah oo loo qabtay Konton Ardey oo ka kala Socdey Magaaloyiinka Guriceel, Dhuusamareeb iyo deegaano kale.
Munaasabadda Abaalmarinta Ardayda kaalmaha hore ka galay Tartanka ayaa waxaa ka qeyb galey, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Maamulka Degmada Guriceel, Madax sare, Saraakiil Booliis iyo Marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday