Tababar ku saabsan Kobcinta Dhaqaalaha Oo Loo qabtay Haweenka Baydhabo.

0
3

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa sidii haweenka ay uga qeyb qaadan lahaayeen Kobcinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Tababarkan oo loo qabtay Haweenka Ganacasatada yar yar ku leh Gudaha Magaalada Baydhabo ayaa waxaa inta uu socdo lagu bari doonaa sida loo kordhiyo Ganacsiga iyo Hababka ugu fudud ee uga faa’ideysan karaan Ganacsigooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here