Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaalad Biyo la’aan ah oo saameyn ku yeelatay Nolosha Dadka ayaa ka taagan degmada Farlibaax oo Qiyaastii 45KM ujirta Magaalada Baledweyne gobolka Hiiraan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeele.
Aqoonyahno,Odayaal,Haween iyo Dhalinyaro oo is xilqaamey ayaa Biyo Dhaamin u sameeyay dadka degan degmada Farlibaax, oo dhibaato weyn u qabay helidda Biyo ay ku dhaqmaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday