Sara u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuqyada Baydhabo.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka laga gaaro Bisha Ramadaan inta badan waxaa isbedela Qiimaha Khudaarta kala duwan maadama dadku ay si aad ah u iibsadaan taasina ay keento in Bulshada inta badan saameyn ku yeelato gaar ahaan Qoysaska danyarta ah oo aan awoodin in ay iibsadaan

Suuqa Khudaarta ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga dareemayaa in ay qaaliyowdey Khudaarta Noocyadeeda kala duwan sida Qaraha Baradhada Basasha iyo kuwa kale oo markii hore ahaa mid qiima jaban bilowga Ramadaanka balse hada loo sababeynayo Jiilalka oo sii daba dheeranaya Beerihiina weli aysan Roob helin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here