Raisul Wasaaraha XFS Oo Daah-furay Qorshaha Isbedelka Qaranka (2025-2029).

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Magaalada Muqdisho ka daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029).

Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo qoraalkiisu socday in muddo ah, ayaa waxaa diyaariyey in ka badan 400, oo qof, oo isugu jira khubaro iyo masuuliyiin dowladeed, kaasi oo beddelay Qorshihii hore ee Horumarinta Qaranka NDP9, waxaanna uu xoogga saarayaa qaabkii dalku u gaari lahaa horumar la taaban kari shanta ee soo socota.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here