Hooyooyinka Xaafadaha Baydhabo Oo lagala hadlay Horumarinta Amniga

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaani oo ahaa mid looga arinsanaayey doorka ay haweenka Ku leeyihin sugida amaanka degmada baydhabo ka wada shaqeynta Nadaafada guud iyo sidii loo hormarin lahaa wada shaqeynta Maamulka degmada iyo bulshada ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Degmada baydhabo la qaatey Hooyooyinka 10 Xaafadaha ee Magalada Baydhabo iyo gudoomiyaha ururka haweenka degmada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here