Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waaxda Arimaha Bulshada Dowladda hoose ee Degmada Boosaaso ayaa shaqada Nadaafada ee maalinlaha ah ka samaysay Xaafada Bender-qaasim gaar ahaan aaga Hotel Huruuse, halkaas oo ay dadku si dhuumasho ah uga shubaan qashinka.
Halka Nadaafadda lagu sameynaayey Waxaa Goob joog ka ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Boosaaso, iyo Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Dowlada Hoose , iyagoo Digniin ka soo saarey Goobaha lagu shubo qashinka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday