Taliska Booliska Gobolka Bay Oo Wadooyinka Baydhabo afur ugu qeybiyey Bulshada.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xilligan lagu Guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, oo Waqtiga Galabtii dadka sooman ay weydiistaan Afur, ayaa waxaa Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Bay Gudaha Magaalada Baydhabo ay ku qabteen Afur Wadareed.

Afur Wadareedkan oo lagu soo Bandhigayay Nabada, Isdhexgalka Bulshada iyo Booliiska ayaa waxaa qeyb ka ahaaa Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bay Gaashanle sare Aamin Mad daruur , Mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here