Qoysas danyar ku nool Doolow Oo Raashin La gaarsiiyey.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka samafalka gobolka gedo oo ay ku mideysan yihin dhaliyaroo ka soo jeeda ka soo jeeda gedo ayaa degmada doolow soomaaliya Waxey Deeq raashin ah gaar siiyey 45 qoys oo danyar ah taasi oo looga tala Galey in ay ku afuraan dadka bisha barakeysan ee ramadaan Maadama ay ku adkeyd helida raashinka ayaa waxey tani u tahay mid aad u Muhiim uga ah ayga iyo caruurtoodaba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here