Kulan Looga hadlay taakuleynta Dadka Danyarta ah Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani oo ahaa mid looga arinsanaayey taakuleynta dadka Danyarta ah ee ku nool Magalada Deriseynta Bulshada Qiimeynta wadooyinka Dhismaha u baahan ee Xaafadaha Magalada iyo hormarinta hanaanka Waxbarashada Degmada Baydhabo ee lagu qabtey Magalada baydhabo waxaa goob joog ka ahaa.

Gudoomiyaha Gobolka Baay Gudoomiyaha degmada baydhabo Gudoomiyaasha Xaafadaha magalada Howladeena Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Konfur Galbeed Odayaasha dhanqanka iyo Mari sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here