Gudiga Gurmadka Abaaraha Cadaado Oo Bilaabaya Caawinta dadka abaarta saameysey

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii ay Kulan ku yeesheen Maamulka Degmadda Cadaado ayaa waxay warbixin ka dhageesteen Gudiga Gurmadka Abaaraha Ee Degmadda Cadaado shaqooyinkan ay soo qabteen iyo sida dadka ay abaartu saameysay loogu gurman lahaa

Inta uu socdey Kulanka ayaa waxaa Goobjoog Culimada iyo Ganacsatada Degmada si ay ayaguna doorkooda uga qaataan sidii dadka abaarta heysa gurmad loo gaarsiin lahaa Guddiga ayaa maamulka u sheegay inay haayaan lacag ka badan $12,000 oo Bulshada laga soo aruuriyey iyo Raashin la yaboohay .

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here