Ceel-biyood riig ah Oo Laga dhagax-dhigay Deegaano ka tirsan Degmada Seylac

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasarada Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan guddomiyaha gobolka Sallel iyo masuuliyiin kale ayaa degaanka Hilawle oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Saylac ka dhagax-dhigay Ceel biyood Riig ah oo laga hirgeliyay degaankaasi,

waxaana dhagax dhigan goob jooga ka ahaa maamulka gobolka Sallel , Gudoomiyaasha degmooyinka xariiran iyo Saylac , iskuduuwa Wasarada Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here