Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Naafada ee Sanca Center oo ka dhisan Muqdisho ayaa waxaa ay dalbadeen in loo sameeyo Afurin inta ka dhiman Biasha barakeysan ee Ramadaan sidoo kalena loo ciideysiiyo Curuurtooda ee ay iyaga u aboodin in ay ciidsiiyaan
250 qoys oo naafo ayaa ku mideysan Ururka Naafada ee Sanca Center waxaana ay sheegeen in aysan aboodin in ay shaqeystaan maadaada ay ka mid yihiin dadka baahiyaha gaarka ah ee qaba
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani