Maamulka Deegaanka Awdiinle Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay oo kamid ah Deeganada Sanooyinkii ugu dambeeyey sameyneysay Horumaro kala duwan dhanka Nolosha dadka Adeegyada balse weli ay jiraan Caqabada badan sida Waxbarashada Biyaha Caafimaadka iyo Goobaha Dhalinyarada ku madadaasha oo ay kamid yihiin Garoomada Kubada Cagta

Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyey Xaaladaha Bulsho ee ka jira Awdiinle isagoo sheegey in dhinacyada Waxbarashada Biyaha Ciyaaraha Caafimaadka ay baahi badan ka jirto islamarkaana ugu Hey’adaha ku shuqulka leh ay ka soo Jabaabaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here