Dhismaha Wadada Baligubadle iyo Hargeysa Oo Meel gaban gaba ah Mareysa

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Howd iyo Mas’uliyiin ka Socotey Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Ee Soomaaliland ayaa Waxey Kormeereen Dhismooyinka ka Socda wadada u dhexeysa Magaalooyinka Baligubadle iyo Hargeysa oo ah mid Muhiim u ah isku socodka Bulshada iyo Gaadiidka

Uga Horeyn qaar ka mid ah Mas’uliyiin Qeybta ka aheyd Kormeerka Dhismooyinka Laga Wado inta u dhaxeysa Hargeysa Iyo Baligubadle ayaa ka hadley muhiimada laga leeyahay dhismaooyinkani

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here