Xaflad Lagu Abaal marinaayay Tartamiyaasha Qur’aanka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Ramadaan ayaa abaal marin dhan 20.000 oo doolar ku guddoonsiiyey Cabdiraxmaan Cabdullahi Cismaan oo kaalinta koowaad galay sannadkaan, kaasoo ka socdey Dowlad Goboleedka KG

Munaasabada Abaal marinta Guuleystayaasha gaaraya Todobo xufaad ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro, Xilibaano, Aqoonyahano, Culumo, Macalimiin iyo qeybaha kale ee Madaxda Hey’adaha Dowlada iyo Martida sharaf kale

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here