Masaajid iyo Madaaris Haweenka wax lagu baro Oo Laga dhisayo Buulaburte

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Dhismaha Masjidka Al-saxaabah iyo Madaaristiisa ayaa ka warbaiyey halka uu marayo dhismaha masjidka oo ay sheegeen in haatan uu ku dhowyahay gebobebo dhowaan la soo dhameyn doono

Dhismahaan oo ka kooban Masaajid iyo goobo madaariis ah oo lagu baran doono quraanka kariimka ah iyo kutubada kale ayaa waxaa dhismihiisa ka qeybqaadayana dadka soomaaliyeed ee xooghantiba ku bixinaya

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here