Hoos u dhac ku yimid Qiimaha Raashinka Suuqyada Magaalada Garowe

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Noocyada kala duwan ee la iibiyo Raashinka Suuqyada Degmada Garoowe ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid  iyadoo lagu gudi jaro Bisha Barakeysan Ee Ramadaan kadib markii bilowgii Bisha uu kor u kacay Raashinka

Ganacsatada ayaa sheegaya in Raashinka Soonka ka hore qaali ahaa oo hada hoos u dhac ku yimid Maadama lagu gudo jiro Tabanka dhexe Bulshadana inta badan ay helayaa Raashiin gargaar ah taasina ay sababtey in Hoos u dhaco Raashinka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here