Haween ganacsiyo yaryar ku leh Baydhabo Oo Maalgelin Loo sameeyey.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan Sodon Haween oo Ganacsata ah kuwaas oo iibiyo dalagyada iyo Hilibka ayaa la siiyey Tababar iyo Maalgelin si kor loogu qaado Ganacsigooda iyo dhaqaalaha Suuqyada Magaalada Baydhabo,waxaana Maalgelinaysa Bankiga IBS

Haweenkan La siiyey Tababarka iyo Maalgelinta ayaa loogu tala galay in Ganacsigooda isbedel ku yimaado islamarkaana ay noqdaan kuwa Suuqa Ganacsiga Go,aan ka gaaraan islamarkaana Xoojiyaan dhaqaalahooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here