Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Baanka dhexe ee Somaliland iyo ururka sarriflayaasha Wadajir ayaa kala saxiixday heshiish wax ka taraaya xaaladaha sarrifka iyo xasilinta suuqyada sarrifka ee Soomaaliland , waxaana heshiiska labada dhinac u kala saxiixey wakiilo ka kala socdey Bangiga dhexe iyo ururka sarriflayaasha Wadajir
Heshiiskaan ayaa waxaa uu fududeynayaa la socodka Dhaqdhaqaaga Sarifka iyo ka hortaga Suuqa madow waana xanaan bangiga dhexe ee Soomaaliland uu kula soconayo Xaalada Sarifka iyo isbedelka ku yimaada.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani