Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Howlgal Taliska Booliska Magaalada Kismaayo ay ku sugaayeen Arimaha Amaanka Magaalada ayaa waxey ku soo qabteen Dhallinyaro u badan Caruur ku eedeeysan in ay falal Amni darro ah ka wadeen Gudaha Magaalada Kismaayo.
Waxaa Howlgalkan oo iska kaashanayeen Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo iyo Taliska Booliska Masuuliyiinta horkaceysay ay ka dhawaajiyeen in la aqbali Karin wax kasta oo keeni karo Amaan daro.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday