Dhismaha Isbitaalka Degmada Wanlaweyn Oo la bilaabey

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Degmada Wanlaweyn si Rasmi ah uga bilowdey dhismaha isbitaalka oo ay iska kaashanayaan Bulshada Maamulka Degmada iyo Wasaarada Caafimaadka KG si loo helo isbitaal buuxiya Bulshada

Maamulka gobolka iyo kan degmada waxay Hormuud ka noqon doonaan dhismaha isbitaalkaan ayagoo kaashanaya shacabka iyo Wasaarada Caafimaad KGS.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here