Qoysas Magaalada Baydhabo Loogu qeybiyey Jikooyin

0
5

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad Laba Kun oo Qoys ayaa loo qeybiyey Jikooyinka Canada lagu karsado taas loogu gol leeyahay in loogu baqsado jarista Geedaha waxaana Jikooyinkan ka Faa’ideystey dad isugu jira Barakacayaal dadka deegaan iyo Qaxootiga dalka dib uga soo laabtey

Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Dowlada KGS oo kaashanaysa Hay’ada GIZ ayaa Jikooyinkan gaarsiisay Qoysaskan danyarta ah maadama ay yihiin kuwa u sameysan si casri ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here