Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Gargarka iyo Mareeynta Masiboyinka dowladda Jubbaland oo kashaneysa Saldanadda Cumaan ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay qaar kamid ah Deganadda waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Deeqdan, oo loogu talagalay ku dhowaad 3 kun oo qoys, ayaa la siiyay dadkii ay saameeyeen abaaraha ba’an iyo fatahaadihii ka dhacay gobolka Jubbada Hoose.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani