Barakacayaal Cusub gaaray Muqdisho Oo Dalbaday in la caawiyo

0
40

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In ka badan boqolaal oo qoys ayaa soo gaaray kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho iyadoo welina ay soo qulqulayaan dadka ka soo cararaya colaada iyo abaahaar ah ka jiro dalka soomaaliya

Qaar kamid ah dadka soo barakacay deegaanka aya deganaayeen haatan ku sugan xeryo barakac oo ku yaalla duleedka magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in ay heysato xaalad nolol xumo oo aad u daran madaama lagu gudi jiro bisha ramadaanka, waxeyna baaq dirayn hay’addaha samafalka oo ka howlgal muqudisho iyo dadka Allaha waxa siyey in aya u soo gurmadaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here