Ardey wax ka barata Iskuulka Naafada Gaalkacyo Oo dalbadey in Gaari loo iibiyo

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Model Integrated Primary Iskuul oo ah iskuul si Bilaash ah ay wax uga bartaan ardeyda Maqalka Naafada ka ah oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo Ayaa waxaa hada ka muuqda Horumar dhanka iyo Waxbarashada ah.

Iskuulkan oo Ku yaala meel aad uga durugsan Magaalada Gaalkacyo ayaa Ardayda Maqalka Naafada ka ah ee wax ka barta iyo Macalamiintaba u baahan Gaari Bus ah oo ay ku tagaan Subixii iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here