Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaxooti badan oo ku nool Xeryaha Dhadhaab ayaa waxaa soo wajaha nolol adag kadib markii ay hore u waayeen waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha bini’aadamka sida biyaha, cunada, waxbarashada
Dadkan ayaan heysan meel ay Caruurtooda seexshaan yaa waxa u sii dheer tan bisha barakeysan ee Ramadaan Hooyooyinka danyarta ah oo aan haysan wax ay ku afuraan ayaa ka codsaday Muslimiinta ku nool dalka iyo dibadda in ay si dhaqasi ah u caawiyaan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi