Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo ay baahi weyn u qabeen dadka deegaanka Bali-busle ee gobolka Mudug oo hore uga jirin wax xarun caafimaad ah.
Gudoomiyaha degaankaBali-busle Bulshadda ku nool deegaanka Bali-busle ee ayaa si weyn u soo dhaweeyay helitaanka xaruntan caafimaad, oo ay sheegeen in ay baahi weyn u qabeen.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi