Shaqaalaha Wasaarada Kalluumeysiga Jubaland Oo Aqoontooda La Horumarinayo

0
3

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha buluuga Dowladda Jubbaland ayaa tababar lagu kordhinayo xirfadoda u qabatay howl-Wadeenada Wasaaradda Kuwaas oo loo Diyaarinaayo sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen, diiwaan-galinta iyo xog-uruurinta Iskaashatooyinka Kaluumaysiga Deegaanada Jubbaland kaasi oo Lagu qabtey Magalada Kismaayo.

Waxaana tababarkaan oo uu ujeedkiisu yahay Sare u qaadaya xoojinta Maalgalinta iyo Aqoonta Kaluumaysatada ayaa Socon doona Muddo 10-Maalmood ah, Iyadoo ka faa’iidaystayaasha ka soo qeyb galiyaasha ay qaadan doonan casharo wax-tar wayn u leh bahda kaluumaysatada iyo wax soosaarka Khayraadka buluuga deegaanada Dowlada Jubbaland.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here