Wiil 10-jir ku guuleystey Tartan Qur’aan Oo Baabuur lagu gudoonsiiyey Muqdisho

0
1

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxamed Cabishakuur Siidow oo 10 jir ah ayaa kaalin koowaad u galey Tartanka qu’aan Akhris oo ay qabatey Jamciyada Quraanka Soomaaliyeed kaasi oo ay ku Tartamayeen 270 Ardey oo ka kala yimid Dugsiyada Quraanka ee gobolada Dalka Soomaaliya

Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa abaalmariye ku guuleystaha Tartanka quraanka ee Sanadkaan waxaana la siiyey gaari ay ugu talagashey Hormuud Salaam Foundation oo tartanka taaba galineysey.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here