Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka socdey Maamulka degmada Ceel Buur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degaanno hoos yimaada Ceel Buur kuwaasi oo ay ka jiraan xaalad nolal xumo
Wafdiga Deegaanada ay gaareen waxaa ka mid ah Dhagax yaale , Ceel qorax iyo ceel baxaay oo dhamaantood hoos yihimaada Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud
Qaar ka mid ah dadka deegaan ayaa masuuliyiinta uga warbiyey Xaalada deegaanadooda iyagoona sheegey in aan jirin waxbarsho , Caafimaad iyo Biyo nadiif ah.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani