Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo kulan yeeshay ayaa waxey ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuurta Dakhliga.
Xildhibaannada ayaa dood dheer ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, waxaana ansixintiisa uu ku dhawaaqey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Cabdulaahi Cumar Abshirow
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday