Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan fahamka iyo dhaqan-gelinta shuruucda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ)
Tababarkan oo ay ka qeyb galeen 42 qof oo isugu jira madax xafiisyo iyo kormeerayaal ka tirsan Waaxyaha Socdaalka, Xudduudaha, iyo Jinsiyadda, ayaa waxa ay ujeedadiisu tahay in fahamka Sharciga Socdaalka, Sharciga HSJ, iyo xeerarka lagu dhaqan-gelinayo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir