Tababar ku Saabsan ka hortaga Khataraha ka dhasha Fatahaadaha Oo loo qabtey Bulshada Jowhar

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Hirshabeelle ayaa Magalada Jowhara waxey ku qabtey tababar ku Saabsan Ka hortaga khataraha ka dhasha fatahaadaha iyo Saameynta Masiibooyinka

Waxaana tababarka ahaa mid loo qabtey bulshada ku Nool magalada Jow har iyo degaanada hoosyimaada ayaa inta uu socoda waxaa looga Hadlo doonaa sidii looga hortagi lahaa fatahaada uu sameeyo wabigga Shabeelle isbedlka cimilada iyo khataraha ka dhasha hili Walba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here