Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa lagu iibiyo qudaarta magaalada Baladweyne ayaa Laga dareemayaa sara ukac xoogan oo ku yimid qiimaha qaraha taasi oo aya isticmaalaan bulushada inkastoo dadka qaar ay cabitaan ka dhigtaan sababo la xariirto bisha barkeeysan ee Ramadaan oo ay dadka inta badan iibsadaan qaraaha uga badan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi