Kalluun yari soo wajahday Suuqyada Magaalada Kismaayo.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbedelka ku yimid qiimaha kaluunka lagu kala iibsado Kismaayo ayaa kaluumeysatada waxaa ay ku sheegeen isbedelka dhanka Cimilada ah iyo in ay haatan adag tahay in la soo dabo Kaluun badan

qaar ka mid ah dadka kismaayo ku iibiya kaluunka ayaa sheegey in bilowgii bisha Ramadaan qiimaha kaluunka halkii Kiilo uu ahaa 2.5 Doolar hada uu yahay $4 ilaa $5 doolar taasi oo sababtey kaluun yarida.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here