Isbitaal Si Casri ah loo qalabeeyay Oo Laga Dah-furey Magaalada Baydhabo

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu daahfuraayey Isbitaalka Cusub ee Afya ee laga hirgeliyey magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka baay Ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasarada Caafimaadka Konfur Galbeed soomaliya Maamulka degmada baydhabo iy kan Gobolka Bakool Dhaqaatiir Aqoonyahano iyo Bulshada Inteeda Kale.

Hirgelinta Isbitaalka Afya ayaa ah mid ah fikradooda iyo Hantidooda ay Geliyeen Dhalinyaro ka soo jeeda Degaanada Konfur galbeed ee Soomaliya ayigoona uga danlahaa in ay daboolaan baahiyaha Caafimaadka ee ka jira degaanadooda maadama ay Bulshada Intooda Badan ay daawo iyo qalab dhameystiran u donadaan magalada Moqdisho iyo dalka dibadiisaba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here