Deeq lagaceed Oo Loo qeybiyay Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda gobolka Banaadir.

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenkaan oo ku nool Gobolka Banaadir ee loo qeybiyey deeqdaan Lacageed ayaa waxey isuga jiraan haweenka haysata Caruur Agooma ah Kuwa Danyar ah iyo kuwa ka shaqeeya Nadaafada Wadooyinka Magalada Moqdisho ee Caasimada dalka soomaliya.

Goobta lacagta looga qeybinaayey haweenkaan ayaa aheyd Xarunta Agoomaha ee degmada Boondheer ee Gobolka banaadir ayidoona ay Deeqda lacageed ka timid Hay adda Hormuud Salaam Foundation Waxaana goob ka ahaa bixinta deeqda Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir saraakiil iyo qaar ka mid ah howladeenada Hay’adda Hormuud Salaam Foundation.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here