Ceel biyood laga hirgeliyey Degmada Xudur Oo Xariga laga jarey

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ceelbiyood kan Laga hirgeliyey Xaafada Buulow Ee Degmada Xudur kadib markii Bulshada ay dalbadey in Ceelkaan loo dhiso maadama halkaasi ay adkeyd in ay Biyo ka helaan waxaana Ceelkaan hirgeliyey Hay’ada maxaliga ah ee IRCA ee ka howl gasha Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bokool

Ceelkan ayaa dabooli doona baahida Biyo la’aanta ay ka jirtey Xaafada Buuluw ee Degmada Xudur ay dhibka ku qabeen Shacabka halkaasi ku nool Anwar Muxsin Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gudiga Ceelkan ayaa ka Mahadceliyey isagoo sheegey in ay Bulshada iyo Xoola dhaqatada si wanaagsan uga shaqeyn doonaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here